MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA HADLAY…

QASRIGI ALSHABAAB.

(MUQDISHO)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waxa uu ka hadlay Guusha ey gareen Ciidamadda Xooga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaayo Ciidamadda degaanka ee Degmada A/Yabaal,Degmadaan ayaa saldhig balaaran waxa ey u aheed kooxda Alshabaab muddo ka badan toban sano waxa eyna halkaas ka dhisteen Madaxtooyo ayaga u gaar ah waxa eyna ugu magac dareen A/Yabaal. Dagaalka ka socdo degaanadda ka kala tirsan maamuladda H/shabeele iyo G/mudug ayaa u muuqdo kuwa gabagaba ah waxaane jiro maamulo aan weli qaadin wax talaaba ah oo looga soo horjeedo kooxda Alshabaab sida Koonfur Galbeed Soomaaliya(KGS) iyo Jubbaland.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

MADAXWEYNAHA KOONFUR AFRIKA OO LOO….

Next
Next

BANAANBAX KA DHACAY GIRIIGA.