BANAANBAX KA DHACAY GIRIIGA.

BANAANBAX RABSHADO WATA.

(THESSALONIKI)-Banaanbax rabshado wato ayaa ka qarxay magaaladda labaad ee ugu weyn dalka Giriiga ka dib markii ciidamadda booliska ey toogteen wiil dhallinyara ah maanta oo Isniin ah,toogashada wiilkaan dhallinyarada ah ayaa yimid ka dib markii wiilka uu isku dayey inuu la baxsado lacag batrool uu ku shubtay baabuurkiisa.Inta badan dadka soo gelootiga ah dalalka Qaaradda Yurub ayaan ogayn hab dhaqanka dalalka ey soo gaareen waxaane ka dhaca falal aan sax ahayn.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI

Previous
Previous

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA HADLAY…

Next
Next

NIN TOOGTAY EEY OO LAGU XUKUMAY….