MADAXWEYNAYAASHA SOOMAALIYA IYO TURKIGA OO….

XASAN IYO ERDOGAN.

(ANKARA)-Dalka Turkiga waxa uu ka mid yahay dalalka Soomaaliya si cad u garab istaagay waqtigii eey dalka Soomaaliya ka jirtay Abaarta ba’an dadkuna jidadka magaalooyinka waa weyn gaajo ugu dhimanaayeen.Turkiga ayaa hadda Soomaaliya waxa ka caawinaa dhinaca tababarka ciidamadda Mileteriga iyo Booliska waxa uuna soo saaray ciidamo Kumaandoos ah(GORGOR) oo hadda qeyb ka ah ciidamadda Xooga Dalka Soomaaliyeed,si hadaba loo sii xoojiyo xiriirka labada dal(Soomaaliya iyo Turkiga) ayey labada Madaxweyne Erdogan iyo Xasan Sheekh kuwada hadleen khadka telefoonka shalay oo Axad ahayd waxa eeyna isla garteen in dalka Turkiga Soomaaliya ka kaalmeeyo dhinacyada Amniga iyo deganaanshaha dalka Soomaaliya sidaane waxaa lagu sheegay qoraalo ka soo kala baxay Madaxtooyada labada dal Soomaaliya iyo Turkiga.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

KENYA OO DOORASHO AADEYSO BERRI..

Next
Next

SOOMAALIYA OO YEELATAY XUKUUMAD CUSUB.