MADAXWEYNAHA U GAAJEYSAN AWOODA EE SOOMAALIYA OO DALKIISA U WADA BAABA’A.

FB_IMG_1577515576902.jpeg

Wargays ka mida wargaysyadda ugu caansan adduunka kana soo baxa dalka boqortooyada Ingiriiska ee la yiraahdo THE ECONOMIST cadadkiisa loogu talagalay inuu soo baxo 1/5/2021-ka ayaa waxa uu wax ka qoray arrimaha ka taagan soomaaliya gaar ahaan waxa uu wargayska diiradda saaray cidda wax ka socon la’ayihiin caqabadana ku ah in dalka soomaaliya ka dhacdo doorasho,waxa uuna wargayska ugu magac daray madaxweynaha uu waqtigiisu dhammaaday(Farmajo) madaxweyne u gaajaysan awooda,runtii waa magac uu ku sifoobay Farmajo,wargayska waxa uu xusay sida farmajo loogu soo dhaweeyey caasimadda Muqdisho iyo rasaastii hawada loo riday markii la doortay iyo maanta sida uu u dhaqmaayo gaar ahaan dadkii shalay faexadda ku soo dhaweeyey inuu maanta u horseedo colaad iyo qax.XIGASHO ECONOMIST.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

SIDEED DUGSI OO TURKI KUNA YAALO SACUUDIGA AYAA LA XIRAA DHAMMADKA SANADDKA 2021-KA

Next
Next

DADKA MUQDISHO OO BILAABAY INEEY KA QAXAAN GURYAHOODA.