SIDEED DUGSI OO TURKI KUNA YAALO SACUUDIGA AYAA LA XIRAA DHAMMADKA SANADDKA 2021-KA

111605.jpeg

Dalka boqortooyadda Sacuudi Carabiya ayaa xiri doonto sideed dugsi uu Turkigu ku leeyahay dalkaas kuan kala yaaliin magaalooyin kala duwan sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay wasaaradda waxbarashadda Sacuudiga,dugsiyadaan ayaa la xiri doonaa marka uu dhammaado sannad dugsiyeedka 2020/2021-ka. Wasiirka waxbarashadda dalka Sacuudiga ayaa gaarsaiiyey go’aanka lagu xiraayo dugsiyadaan ayadoo qoraal ah dhammaan dugsiyada eey khusayso ee ku yaal waqooyi galbeed Tabuuk,Riyaad,Dhaa’if iyo Jiddah,sidoo kale qaraarkan ayaa waxa uu saameyn doonaa dugsiyadda ku yaalo Dammaam,Abha,Makah iyo Madiina ardayda dhiganaysay dugsiyadaan la xiray waxa eey bedelan karaan dugsiyadda kale eey rabaan,2256 arday kana mida aradayda dugsiyada Turkiga ayaan ku hadlin afka carabiga waxaane ku adkaan doonto ineey la qabsadaan waxbarashada dugsiyada eey maamusho dawladda Sacuudiga oo lagu dhigo luqadda carabiga. XIGASHO DAILY SABAH.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

SHAQAALE XAFIIS OO KA YIMID BAAFALO KAASOO SOOMAALIYA U RIIXAAYO…

Next
Next

MADAXWEYNAHA U GAAJEYSAN AWOODA EE SOOMAALIYA OO DALKIISA U WADA BAABA’A.