LABA NAYJERIYAAN AH OO LONDON..

CALANKA DALKA NAYJEERIYA.

(LONDON)-Booliska dalka Ingiriiska ayaa maanta oo khamiis ah waxa eey laba nin oo u dhalatay dalka Nayjeeriya ku edeeyey ineey cunug yar eey soo shirqoolen keeneen dalka Ingiriiska si eey uga faa’iidaystaan,labadaan qofood ee boolisku qabtay ayaa midkood yahay siyaasi. Ike Ekweremadu oo 60-jir ah waa sinitar degmo iyo qareen iyo Bearice Nwanneki Ekweremadu oo 55-jir ah ayaa kuwada eedaysan shirqool loo habeeyey ama loo fududeyey in la soo safriyo cunug si eey ugu dul noolaadaan taaso lagu magacaabo”Xubno laga miro gurto”.

ISHA WARKA WAKALADAHA.

HALKAAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

NIN HORAY DAD UGU LAYEY NORWAY OO…

Next
Next

DIYAARAD IRAAN LEEDAHAY OO LAGU…