KUMUU AHAAY NINKI GUBAY KITAABKA QURAANKA?
(SAWIRKA)BANAABAXAYAAL DIIDAN KITAABKA QURAANKA EE LA GUBAY.
(CIRAAQ)-Dalka Sweden shalay waxaa lagu gubay Kitaabka Quraanka Kariimka ah ka dib markii la Jeex-Jeexay,arrinkaan ayaa waxaa sameeyey nin Qaxooti ah kana soo jeedo dalka Ciraaq lana yiraahdo Salwaan Momiko,hadaba arrintaan ayaa waxaa ka dhashay falcelin aad u xoogan waxaane dalalka Islaamka ah qaarkood ka dhacay in la weeraro Safaaradda Sweden,hadaba kumuu ahaay ninkii Jeex-Jeexay ka dibne gubay Kitaabka Quraanka Kariimka ah?
ISHA WARKA BBC-SOMALI.