KENYA IYO TANZANIA OO HESHIIS KA GAARAY….

KENYA IYO TANZANIA.

(TANZANIA)-Dalalka kenya iyo Tanzania ayaa isku raacay ineey talaabo horay uga qaadaan la dagaalanka Argagixisada iyo Tahriibinta dadka taaso tooshka ku ifisay dalalka Kenya iyo Tanzania sida eeysan waxba uga qaban arrimahaas.”Waxaan isku raacnay inaan la dgaalano Argagixisada,Daroogada iyo Tahriibinta dadka,iyo dembiyada isaga talaabo xuduudyada labada dal ee kenya iyo Tanzania kuwaaso gobolkayna ka dhigay midaan awood lahayn una sabab noqday in magacayna noqdo mid xun” sidaas waxaa yiri Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

IMAAM CAAN KA AH KENYA OO GEERIYOODAY.

Next
Next

ALTAF AXMED SHAH OO XABSI KU GEERIYOODAY.