IMAAM CAAN KA AH KENYA OO GEERIYOODAY.
SHEEKH SWALIHU.
(NAIROBI)-Sheekh Muxamad Swalihu oo ahaay Imaamka Masaajidka ugu weyn dalka Kenya ayaa saakay oo Talaada ah Geeriyooday,Sheekh Swalihu ayaa imaam ka ahaay Masaajidaka Jamia muddo dhan 27-sano.Qoraal ka soo baxay gudiga maamulo masaajidka Jamia ee magaaladda Nairobi ayaa sheegay in Sheekh Swalihu dhashay sannadkii 1949-kii kuna dhintay magaaladda Nairobi ka dib markii uu in mudda ah uu haayey cudurka dilaaga ah ee “KANSARKA”.AUN-Sheekh Swalihu ayaa la sheegay inuu ku takhsusay cilmiga Fiqiga,Axaadiithta iyo Siiradda Nabigeyna Muxamad SCW.
ISHA WARKA AA.