HUB DAACISH LEEYAHAY OO LA QABTAY.
Sida eey sheegtay wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Ciraaq maanta oo Sabti ah 31/10/2020-ka waxaeey dileen mid ka mida dagaalyahandda Daacish ee dalkaas Ciraaq,waxaane ciidamadda amaanka Ciraaq u suurtagashay ineey gacanta ku soo dhigaan hub iyo waxyaaba kale eey leeyihiin dagaalyahanadda Daacish ka dib markii la helay 13-god eey Daacish wax ku qarsato,wasaaradda ayaa sheegtay ineey sameeysay hawlgal qorsheysan kaaso laga sameyey gobolka Karkuuk ee waqooyiga Ciraaq,waxyaabaha eey ciidamadda Ciraaq soo qabteen ayaa kala ahaay 12-Bambo oo ah kuwa dhulka lagu duugo,10-fuusto eey ka buuxaan walxaha( C4 ) oo ah walxo laga sameeyo qaraxa aad u xoogan,suumanka la isku qarxiyo, 4-Mooto laba lugooleey, cagaf Cagaf iyo waxyaaba kale oo laga sameeyo waxyaabaha qarxa. XIGASHO DAILY SABAH/ARABIC.