JARMALKA IYO HOLLAND OO JOOJIYEY IMEEY TARXIILAAN….

3270.jpeg

Dalalka Jarmalka iyo Holland ayaa sheegay ineey joojiyeen dib u celinta muhaajiriinta reer Afgaanistaan si xoog ah waayo waxaa ka sii dareeyso xaaladda nabadgelyo ee dalka Afgaanistaan,isla mar ahaantaasne waxaa soo kordhaayo goobaha eey qabsanayaan kooxda Dhaalibaan ka dib ka bixitaankii ciidamadda Maraykanka gaar ahaan goobaha eey dhaalibaan si aad ula wareegeen waxaa ka mida goboladda dhaca waqooyiga dalka Afgaanistaan.XIGASHO THE GUARDIAN.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

MADAXWEYNIHII HORE EE SUUDAAN OO LOO DHIIBAAYO MAXKAMADDA ICC-DA.

Next
Next

SWEDEN OO DACWAD UGA SOCOTO SARKAAL IRAANI AH.