MADAXWEYNIHII HORE EE SUUDAAN OO LOO DHIIBAAYO MAXKAMADDA ICC-DA.

000_9KY4EH.jpeg

Dalka Suudaan oo maxkamadda ICC u gacan gelin doono madaxweynihii hore ee Suudaan iyo ragii la shaqeeynaayey ee hadda ku jiro gacanta dawladda Suudaan,masuuliyiintaan ayaa ku eedeysan ineey galeen dembiyo lid ku ah bani’aadanimadda iyo kuwa dagaal oo lagu galay gobolka Daarfuur sidas waxaa tiri wasiiradda arrimaha dibadda ee Suudaan Maryan Al-Mahdi maanta oo Arbaca ah(11/8/2021)-ka,wasiiradda hadalkeeda sii wadata ayaa sheegtay in golaha wasiiradda ee dalka Suudaan go’aansadeen in loo gacageliyo maxkamadda ICC-da dadka la raadinaayo ee galay dembiyadda ka baxsan bani’aadanimadda.XIGASHO MEE.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

WASIIR SOOMALIYEED OO LACAG U DIRAY GEBER UU ADEER U YAHAY SI EEY…

Next
Next

JARMALKA IYO HOLLAND OO JOOJIYEY IMEEY TARXIILAAN….