SWEDEN OO DACWAD UGA SOCOTO SARKAAL IRAANI AH.

2011_10_4-sewdish-courtBondeska_palatset_Högsta_domstolen_söderut-1.jpeg

Dalka Sweden ayaa waxaa ka bilaabatay dacwad lagu qaadaayo sarkaal u dhashay dalka Iraan kaasoo lala xiriirinaayo inuu ku lug lahaay dil loo geystay maxaabiis sannadkii 1988-dii. Xaamid Nuuri ayaa ahaay masuul sare ee xabsiga Gohardasht ee magaaladda Tehraan sida eey sheegeen xeer beegsi reer Sweden ah,dhegaysiga dacwadda Nuuri ayaa lagu wadaa ineey socon doonto ilaa bisha abriil ee sannadka soo socdo 2022-ka,Nuuri ayaa waxaa lagu qabtay dalka Sweden sannadkii 2019-kii ka dib markii uu Sweden u yimid si uu u booqdo dad eey ehel ahaayeen.XIGASHO MEMO

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

JARMALKA IYO HOLLAND OO JOOJIYEY IMEEY TARXIILAAN….

Next
Next

ALSHABAAB OO SII DAYSAY DAD U AFDUUBNAAY.