ITOOBIYA OO DIFAACDAY HUBKII EEY GAYSAY SUUDAAN.
Shirakadda diyaaradaha dalka Itoobiya ayaa iska difaacday eedeeyn uga timid wakaaladda wararka u faafiso dalka Suudaan SUNAoo sheegtay in diyaardda Itoobiya keentay shixnad hub ah oo sharci dara ah dalka Suudaan,Suna ayaa hubka ku sheegtay inuu dhmaay 72-sanduuq,hadaba dawladda Itoobiya ayaa waxa eey maanta ka hadashay hubkaas la geeyey Khartuum waxa eeyna ku tilmaantay in hubkaasi yahay mid sharci ah loona haayo warqado cadayn ah.XIGASHO DAILY NATION.