IRAAN OO XABSIGA DHIGTAY…
IRAAN.
(TEHRAN)-Ciidamadda sirdoonka dalka Iraan ayaa xabsiga u taxaabay nin u dhashay dalka Sweden ninkaaso lagu tuhmayo inuu yahay Basaas, sidaas waxaa maanta oo Sabti ah sheegay wasiirka Sirdoonka dalka Iraan.Qoraal ka soo baxay xukuumadda Iraan ayaa lagu sheegay in ninkaan loo haysto inuu yahay Basaas sheegay ineey jiraan xubno kale oo iyagana ah Basaasiin kuna sugan gudaha dalka Iraan,waxa uuna intas ku daray inuu booqday dalka Israel ka hor inta uusan imaan dalka Iraan,Isreal ayaa ah dal eey Iraan u aragto cadawgeeda Koobaad.
ISHA WARKA AP.