NIN DAACISH AH OO LAGU XUKUMAY…

SAWIRKA MAXAMED KHALIFA.

(USA)-Nin u dhashay dalka Kanada kana hadlay Video dil ah eey sii daysay kooxda Daacish(ISIS) ayaa lagu xukumay xabsi daa’in ah dalkaasi Maraykanka. Maxamed Khalifa kuna dhashay dalka Boqortooyada Sacuudiga ayaa lagu helay dembi bishii Diseembar ee sannadkii hore 2021-kii,dembiga lagu helay Maxamed Khalifa ayaa ahaay inuu sameeyey shirqool siiyeyn qalab uu ku taageeraayo kooxda Daacish(ISIS) si eey u dilaan dad fara badan. Wasaaradda Cadaaladda dalka Maryakanka ayaa xareeysay gal dacwadeed tilmaammayo in Maxamed Khalifa ka tegay dalka Kanada sannadkii 2013-kii kuna biiray kooxda Daacish(ISIS) ee dalka Suuriya halkaaso Khalifa heerkiisa shaqo kor u kacday uuna noqday hogaamiye ka mida kooxda Daacis(ISIS),waxa uuna Khalifa si dhaqsi ah u noqday xubin aasaasi ah kooxda Daacis(ISIS) waxa uuna u qaabilsan unuga borobogaandada waayo Khalifa shahaadadiisa Master-ka ee uu haystay ayaa ahayd ENGLISH/ARABIC.

ISHA WARKA MEE.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

IRAAN OO XABSIGA DHIGTAY…

Next
Next

QAXOOTIGA ERITEREEYA OO CABASHA KA AH…