IRAAN OO U YEERTAY DANJIRAHA UK.

IRAAN.

(TEHRAN)-Dalka Iraan ayaa u yeeray danjiraha dalka Ingiriiska u fadhiyo magaaladda Tehran maanta oo Sabti ah,waayo dalka Ingiriiska ayaa si daga waxa uu uga soo horjeestay dilkii lagu fuliyey Cali-rez, ninkaan la dilay oo lagu tuhmaayey inuu basaas u yahay sirdoonka Ingiriiska M16,dalka Iraan ayaa arrintaan u arkay ineey tahay faragelin lagu sameeyey arrimahooda amniga qaranka.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

FARANSIISKA OO YEERAY DIBLOMASIYINTA IRAAN.

Next
Next

UK OO CUNAQABATEYN SAAREYSA…