UK OO CUNAQABATEYN SAAREYSA…

JAMES.

(ISTANBUL)-Dawladda Ingiriiska ayaa cunaqabateyn saartay xeer ilaalinta guud ee dalka Iraan maanta oo Sabti ah ka dib markii ey fuliyeen dil lagu xukumay nin reer Iraan ah balse haysta dhalashada dalka Ingiriiska. Waa mid hoosta laga xariiqay sideey talaabo kor ugu qaaday sannadkii tegay 2022-ka in dalka Iraan fuliyey xukuno dil ah,sidaas waxaa qoraal uu soo saaray ku sheegay Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Ingiriiska James Cleverly,qoraalka ka soo baxay Wasiirka ayaa lagu xusay in Maxamed Jacfar Montazeri uu yahay nin ka mida xubnaha ugu awooda badan dalka Iraan isla markaasne isaga uu yahay shaqsiga masuulka ka ah xukunada dilka ah.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

IRAAN OO U YEERTAY DANJIRAHA UK.

Next
Next

IRAAN: XUKUN DIL OO LA FULIYEY.