FARANSIISKA OO YEERAY DIBLOMASIYINTA IRAAN.

FRANCE.

(PARIS)-Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Faransiiska ayaa maanta oo Sabti ah waxa ey u yeertay siyaasiyiinta sare ee reer Iraan si wax looga weydiiyo dilka lagu fuliyey nin reer Iraan ah balse haysta dhalshada dalka Ingiriiska. Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Faransiiska ayaa waxaa si aad ah loogu cambaareeyey dilka lagu fuliyey Cali-rez Akbari maanta oo Sabti ah.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

NIN KA TIRSAN MAFIYADA TALYAANIGA OO LA QABTAY.

Next
Next

IRAAN OO U YEERTAY DANJIRAHA UK.