NIN KA TIRSAN MAFIYADA TALYAANIGA OO LA QABTAY.

BOOLISKA TALYAANIGA.

(ROME)-Nin ka tirsan Maafiyada dalka Talyaaniga oo si aad ah ey u baadi goobaysay dawladda Talyaaniga lana yiraahdo Matteo Messina Denaro ayaa maanta oo Isniin ah lagu xiray gobolka Sicily ee dalka Talyaaniga ka dib markii uu muddo dhan sodon sano uu baxsad ka ahaay dawladda Talyaaniga. Denaro oo 60-jir ah ayaa laga soo xiray rug caafimaad oo ku taalo magaaladda Palermo ee gobolka Sicily ee dalkaasi Talyaaniga.

ISHA WARKA AA.

HALKAANKA SII AKHRI.

Previous
Previous

WASIIRADDA DIFAAC JARMALKA OO IS…

Next
Next

FARANSIISKA OO YEERAY DIBLOMASIYINTA IRAAN.