IRAAN IYO ISRAA’IIL OO LAGA YAABO INEEY…

thumbs_b_c_1e730927df43146d6e3e6d98b1e73f82.jpeg

Israa’iil ayaa maanta oo Jimca ah waxa eey eedayn u soo jeedisay dalka Iraan waxa eeyna Israa’iil ku eedaysay Iraan in ayadu ka dambaysay weerarkii shalay lagu qaaday markab kuwa ganacsiga ah kana diiwaan gashan Israa’iil oo maraayey badweynta Indiya agagaarka xeebaha dalka Cumaan. Tv-ga 13-aad ee Israa’iil ayaa waxaa la hadlay sarkaal sare oo reer Israa’iil ah waxa uuna u sheegay Tv-ga 13-aad in markabka ka soo baxay dalka Tansaaniya kuna socday dalka Imaaraatka carabta,sarkaalka oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri”Markabka waxaa soo weerartay aragagixiso reer Iraan ah waxa eeyna weerarka ku dileen laba qofood aan waxba galabsan”.Saraakiil Ingiriis ah ayaa xaqiijiyey in labada qofood ee weerarka ku dhimatay ahaayeen shaqaalaha markabka una kala dhasheen dalalka Ingiriiska iyo romaaniya.XIGASHO ANADOLU.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

IN KA BADAN 1,100-MUHAAJIR OO…

Next
Next

DALKA DENMAR OO LAGU DHEGAN YAHAY.