DALKA DENMAR OO LAGU DHEGAN YAHAY.

GettyImages-503572664.jpeg

Dalka Denmark ayaa wajahaayo in laga qaado talaabo sharci ah haddii uu isku dayo inuu dib u celiyo qaxooti u dhashay dalka Suuriya. Bishii Maarso ee ina soo dhaaftay ayey ahayd markii eey xukuumadda Denmark sheegtay ineey nabad tahay caasimadda Suuriya ee Dimishiq iyo degaanadda uu maamulo madaxweynaha Suuriya Bashaar al-asad sidaas darteedna xukuumadda Denmark waxa ee awood u leedahay ineey waxba kama jiraan ka dhigto waraaqihii degaanshadda eey siisay qaxootiga u dhashay dalka Suuriya kuna sugan dalka denmark. Shalay ayey ahayd markii aan bogaan kaga hadlanay arrin taas la mida oo haysata gabar soomaaliyeed oo la yiraahdo Xafso 25-jirna ah.XIGASHO MIDDLE EAST MONITOR.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

IRAAN IYO ISRAA’IIL OO LAGA YAABO INEEY…

Next
Next

WARGAYS FALANQEYN KU SAMEEYEY MUSHARIXIINTA XILKA MADAXWEYNAHA.