IN KA BADAN 1,100-MUHAAJIR OO…

GettyImages-1232594896-scaled-e1620213683936.jpeg

In ka badan kun iyo boqol muhaajiriin oo sharci darra ah ayaa laga soo badbaadiyey xeebaha dalka Liibiya asbuucii la soo dhaafay side eey sheegtay hayadda caalamiga ah ee muhaajiriinta(IOM) shalay oo Isniin ahayd 2/8/2021-ka,inta u dhexeeysay 25-31-bishii la soo dhaafay ee Juulaay-2021-ka ayaa waxaa la soo badbaadiyey(1100)-qofood oo muhaajiriin ah ama laga joojiyey ineey sii wataan safarkooda badda ah waxaane dib loogu soo celiyey dalka Liibiya. Si kastaba ha ahaatee sannadkaan-2021-ka tiradda guud ee muhaajiriinta sharci dardda ah ayaa dhan 19,393-muhaajir kuwaasoo eey ku jiraan dumar iyo caruur lana soo badbaadiyey halka 360-muhaajir eey geeriyoodeen laguna la’ayahay 570-muhaajir xeebaha dalka Liibiya iyo bartamaha badda Miditereeniyaan sida eey sheegtay(IOM)-ka. XIGASHO MIDDLE EAST MONITOR.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

DAGAALKA ITOOBIYA OO EEY KU BARAKECEEN…

Next
Next

IRAAN IYO ISRAA’IIL OO LAGA YAABO INEEY…