DAGAALKA ITOOBIYA OO EEY KU BARAKECEEN…

F7USCXJYCVIZZI4G257BORF3HY.jpeg

Madaxa gargaarka qaramadda midoobay Martin Griffiths ayaa maanta oo Talaada ah(3/7/2021)-ka sheegay in laba boqol oo kun(200,000) oo qofood ineey ku barakeceen dagaaladda ka socdo dalka Itoobiya gaar ahaan gobolka Amxaaradda oo eey ku barakeceen dad garaaayo 54,000 qofood.Todobaadyo gudahood ayuu dagaalka Itoobiya ka socdo ku fiday laba gobol oo deris la ah gobolka Tigray halkaasoo ah goobta uu ka qarxay sideed bilood ka hor dagaalka u dhexeeyo dawladda dhexe ee Itoobiya iyo maamulka Tigray ee TPLF-ka. Madax gargaarka qaramadda midoobay Griffiths ayaa u waramay warbaahinadda ku sugan caasimmda Itoobiya ee Addis Ababa waxa uuna u sheegay”Ineey u baahan yihiin boqol baabuur oo hargaar ah oo aado gobolka Tigray halkii maalin”.XIGASHO VOA.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

Next
Next

IN KA BADAN 1,100-MUHAAJIR OO…