INGIRIISKA OO SHEEGAY INUUSAN AQOONSAN DOONIN DAWLADDA DHAALIBAAN.

CTRQRFB3ARJCLAD6E7IB53HFMI.jpeg

Dalka Afgaanistaan waxaa maanta ka dhacday in kooxdii la dagaalamaysay xukuumadda dalkaasi ineey maanta la wareegtay gacan ku haynta dalka oo dhan mana uu dhicin wax iska hor imaada markii eey kooxda Dhaalibaan soo gashay caasimadda Kaabuul,hadaba arrintaan ka soo cusboonaatay dalka Afgaanistaan ayaa waxa afal celiyey dalal badan oo caalamka ah waxaane ka mida dalka Ingiriiska waxaane arrintaas ka hadalay reysal wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson waxa uuna yiri”Ma jiro qof eey waajib ku tahay inuu aqoonsado kooxda Dhaalibaan ineey tahay dawladda ka arrimo dalka Afgaanistaan. Reysal wasaaraha Ingiriiska ayaa hadlkiisa sii raaciyey ineey cadaha in dalka Afgaanistaan yeelan doono maamul cusub waqti gaaban. XIGASHO REUTERS.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

MUHAAJIRIIN REER BAKISTAAN AH OO LAGU JIRDILAY GIRIIGA.

Next
Next

GOLAHA AMAAN OO BERRI KA SHIRAAYO XAALKA AFGAANISTAAN.