INGIRIISKA OO LACAG SIINAAYA QAXOOTIGA ISKII..

(SAWIRKA)-QAXOOTIGA UK.

(LONDON)-Dawladda Ingiriiska ayaa qorsheyneysa iney siiso dadka Megengalyo doonka ah lacag dhan seddex kun oo Giniga Istarliinka ah una dhiganta $3,836-doolarka Maraykanka ah midkiiba si ey ugu guuraan dalka Rwanda iyadoo la raacaayo qorshe iskaa wax u qabsa ah oo lagu caawinaayo in laga nadiifiyo dib u dhacyada Qaxootiga ee la diiday codsigoodii ahaay iney dalka Ingiriiska ku sii sugnaadaan. Heshiiska cusub ee lala galay dalka Rwanda ayaa ah mid ka duwan qorshihii dawladda ee hakadka galay kaaso ahaay in si qasab ah dalka Ingiriiska looga musaafuriyo inta badan dadka magangalyo doonka ah kuwaso intooda badan ey xukuntay Maxkamadda sare ee dalka Ingiriiska.

ISHA/EA.

RIIX HALKAN.

Previous
Previous

HESHIISKII SOOMAALIYA IYO IMAARAATKA OO WELI LA HORGEYN…

Next
Next

BAADARIYEYAAL MASARI AH OO LAGU DILAY K/AFRIKA.