IMF OO DHAQAALE UGU DEEQDAY SOOMAALIYA.
(SAWIRKA)-MW-XASAN IYO MW-IMF.
(WASHINGTON)-Wararka laga helaayo caasimadda dalka Maraykanka ee Washington ayaa sheegayo in Hayadda Lacagta Adduunka ee marka la soo gaabiyo loo yaqaano IMF ey heshiis la gaartay Dawladda Federaalka Soomaaliya heshiiska ayaa dhigaayo in dalka Soomaaliya la siiyo gargaar lacageed ayada oo la raacaayo barnaamijka wadamadda uu dakhligoodu hooseeyo ee u baahan in la taageero. Warka IMF-ta ayaa soo baxay maanta oo Arbaca ah kuna beegan 1/11/23-ka,waxaane Soomaaliya loogu baaqay iney sii wado dib hagaajinta dhaqaalaha ey hadda wado eyna xoojiso hayadaha dhaqaalaha dalka Soomaaliya,rajada ey Soomaaliya ka qabto in laga cafiyo deynta dhammaadka sannadkan-2023 ayaa ah mid aad u sareyso.
ISHA/VOA-SOMALI.