IMAARAATKA OO XAYIRAAD KU SOO ROGAY MAWAADINIINTIISA.

(IMAARAATKA):Dalka Imaaraatka Carabta ayaa shegay inuu xayiraad saari doono mawaadinintiisa ee aan istalaalin ineey soo galaan dalka ayagoo safar kaga yimidi dalal kale marka laga bilaabo-10/1/2022-ka,sidaas waxaa maanta oo Sabti ah(1/1/2022)-ka lagu daabacay wakaaladda wararka u faafiso dalkaasi Imaaraatka Carabta ee WAM.ISHA REUTERS.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

QARAXII UGU HOREEYEY SANNADKA-2022-KA.

Next
Next

MARAYKANKA OO DIGNIIN U DIRAY WADAMADDA…