MARAYKANKA OO DIGNIIN U DIRAY WADAMADDA…

(MARAYKANKA);Sharaxaad eey bixisay dawladda Baxrayn kuna saabsanayd ineey dib u furayso safaaradeedii Dimishiq ee dalka una magacawday safriir ayey xukuumadda Maraykanka cadaysay in talaabadaas eey qaaday dawladda Baxrayn ineeysan kaalmo u noqoneyn madaxweynaha dalka Suuriya Bashaar Al-asad.Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda dalka Maraykanka ayaa yiri”Maraykanku ma taageeri doono dib u hagaajinta sumcadda Bashaar Al-asad”afhayeenka ayaa hadalkiisa sii raaciyey”wadamadda doonaayo ineey wada hadal la furaan Bashaar xukuumadiisa ha ogaadeen in loo arki doono ineey yihiin kuwa sameeyey fal aad u naxariis daran kana soo horjeedo shacabka Suuriya tobankii sano ee la soo dhaafay”.MEMO.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

IMAARAATKA OO XAYIRAAD KU SOO ROGAY MAWAADINIINTIISA.

Next
Next

CIRAAQ:BANAANBAX LOOGA SOO HORJEEDO DILKII GEN.SULAYMAANI.