IMAARAATKA OO XABSIGA DHIGTAY..

GUPTA.

(DUBAI)-Booliska Dubai ee dalka Imaaraatka Carabta Midoobay(UAE) ayaa maanta oo Talaada ah sheegay ineey xabsiga u taxaabeen laba nin oo la dhalatay wariyaha caanka ah ee ka hawlgala warbaahinta CNN-ta ee dalkaas Maraykanka lana yiraahdo Gupta, labadaan nin ayaa ku eedeysan ineey lacag la xadeen madaxweynihii hore ee dalka Koonfur Afrika Jacob Zuma. Labadaan nin ee la xiray ayaa kala ah Atul iyo Rajesh Gupta kuwaaso muddo sannada ah ku noolaay Almushiikha waxaana ugu dambayntii si ku meel gaar ah u xirtay xukuumadda Imaaraatka Carabta Midoobay(UAE).

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

NIN LOO SOO QABTAY TOOGASHADII PHILADELPHIA.

Next
Next

TOOGASHO KA DHACDAY PHILADELPHIA.