TOOGASHO KA DHACDAY PHILADELPHIA.

DHARKII DADKII DHAAWACMAY.

(PHILADELPHIA)-Toogasho eey sameeyeen dad kala duwan ayaa waxaa ku dhinta dad gaaraayo seddex qofood waxaane ku dhaawacmay 11-qofood oo kale,toogashada ayaa ka dhacday meel eey dad fara badan isugu yimaadiin habeenka Sabtida ah waqti dambe sida eey sheegeen masuuliyiinta Philadelphia. Saraakiil ka tirsan booliska Philadelphia kuna jiray hawl maalmeedkooda ayaa waxa eey maqleen dhawaqa rasaasta meel u dhaw wadada koonfureed(South Street) ee batrtamaha Philadelphia abaarihii 11:30-PM(Habeenimo) ee maalintii shalay oo Sabti ahayd,waxa eeyna saraakiishii u carareen goobtii eey ka dhacday toogashada waxaa eeyn goobta kula kulmeen dhawr qofood oo dhaawac ah eeyna ka muuqato korkooda rasaas kuwaaso dhulka xoornaa.

ISHA WARKA AP.

HALKAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

IMAARAATKA OO XABSIGA DHIGTAY..

Next
Next

DALKA MARAYKANKA NIN DILAY LIX QOFOOD.