NIN LOO SOO QABTAY TOOGASHADII PHILADELPHIA.
XABADIHII HALEELAY GOOBIHII GANACSIGA.
(DHILADELPHIA)-Qofkii labaad ayaa loo soo xiray arrinta la xiriirto toogashadii ka dhacday Philadelphia taaso eey ku dhinteen dad dhan seddex qofood kuna dhaawacmeen dad gaaraayo 11-qofood,toogashada ayaa waxa eey ka dhacday goob lagu caweeyo habeenimadii Sabtida ee la soo dhaafay dhammaadkii todobaadka sida eey sheegtay xukuumadda laakinse xukuumadda ma eeysan sheegin weli wax eedeyn ah qofka la soo xiray. Rashaan Vereen oo 34-jir ah ayaa la soo xiray ayadoo eeysan dhicin wax dhibaato ah magaaladda Philadelphia sida eey sheegeen ciidamadda gaarka ah maanta oo Talaado ah. Rashaan Vereen ayaa ku eedeysan isku day dil,ku xadgudub sahlan,taxadir la’aan khatargeliyey dad,dembi dhinaca hubka ah,inuu isticmaalay awood iyo inuu carqaladeyey cadaaladda sidaas waxaa sheegay ciidamadda gaarka ah.
ISHA WARKA AP.