ILHAN CUMAR MA KU SOO NOQON DOONTAA….
ILHAM OMAR.
(MINNESOTA)-Dalka Maraykanka waxaa ka socdo doorashooyin hordhac ah kuna saabsan kuraasta aqalka wakiiladda,doorashooyinkaan ayaa tan ugu xiisaha badan waxa eey ka taagan tahay gobolka eey Soomalida ugu badan degan tahay ee Minnesota,gobolkaan ayaa waxaa ka soo bixi jirtay Ilhaan Cumar kana tirsan Xisbiga hadda haayo talada dalkaasi Maraykanka ee Dimuqaraadiga. Ilhaan Cumar oo ah xidigadda ugu weyn ee kooxda bidixda ayaa hadda wajahayso tartan aad u adag oo uga imaanaayo doorashada hordhaca ah ee goboladda dhexe sida gobolka Minnesota maanta oo Talaada ah waxaane ku dhegan nin lagu magacabo Don Samuels,ninkaan ayaa ah nin aad uga soo horjeeday ficiladii uu sameeyey booliska gobolka Minnesota waxa uu degan yahay waqooyiga Mineapolis oo ah halka ugu dembiyadda badan ka dhacaan ee gobolka Minnesota ee dalkaasi Maraykanka.
ISHA WARKA AP.