HUNGARY: BOOLIS LAGU DILAY MINDI.

BUDAPEST POLICE.

(BUDAPEST)-Seddex askeri oo ah booliska dalka Hungary kana hawlgala magaaladda Caasimadda ah ee Budapest ayaa lala dhacay Mindi ka dib markii ey ka jawaabeen wicitaan uga yimid dhismo la degan yahay,mid ka mida boolisk ku baxay goobta laga soo wacay ayaa u geeriyooday dhaawicii ka soo gaaray mindidii lagu dhuftay,sidaas waxaa sheegay boolisk dalka Hungary maanta oo Jimca ah.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

KOOX GACAN SAAR LA LEH DAACISH OO LA…

Next
Next

330-KUN QOFOOD AYAA ISKU DAYDAY INEEY…