330-KUN QOFOOD AYAA ISKU DAYDAY INEEY…

EU.

(BRUSSELS)-Tirada dadka isku dayey ineey u tahriib ku galaan dalalka midawga Yurub ayagoo eysan ka warqabin dawladaha ey galeen ayaa tira ahaan ku dhaw 330-kun qofood sannadkii inaga tegay ee 2022-kii,waane tiradii ugu badneed marka laga soo bilaabo sannadkii 2016-kii,sidaas waxaa laga soo xigtay ilaalada xeebaha iyo xuduudyada Qaaradda Yurub(FRONTEX) maanta oo Jimca ah. Dadkaan muhajiriinta ah ayaa u badan dalalka Tuniisiya, Suuriya iyo Afgaanistaan waan 47% kuwa ka soo gudba xuduudyada wadamada Qaaradda Yurub.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

HUNGARY: BOOLIS LAGU DILAY MINDI.

Next
Next

BOOLIS DILAY BARE DUGSI SARE.