BOOLIS DILAY BARE DUGSI SARE.

ANDERSON.

(ANKARA)-Nin ey ilma adeer yihiin nin wax ka aasaasay “BLACK LIVES MATTER” ee gudaha dalka Maraykanka ayaa geeriyooday waxyar ka dib markii booliska magaaladda Los Angels ee gobolka California ee dalkaasi Maraykanka ey u adeegsadeen “TASER”waxaane lahaayaa Video arrintaan xaqiijinaayo ineey dhacday. Video-ga ey sii daysay dawladda Maraykanka maalintii Arbacada ee ina dhaaftay ayaa muujinaayo in Keenan Anderson oo 31-jir ah ahne bare dugsiga sare kana soo laabtay booqasho uu aabihiis ugu tegay Washington DC ayaa waxaa xiray askar fara badan oo ugu dambayntii dhaafisay naftiisa,waxyar uun ka dib bishaan Janaayo seddexdeedii-2023-ka ka dib markii uu dhacay shil baabuur gudaha magaaladda Venice.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

330-KUN QOFOOD AYAA ISKU DAYDAY INEEY…

Next
Next

HOGAAMIYEYAASHA AFRIKA OO LAGU EEDEEYEY…