HOGAAMIYEYAASHA AFRIKA OO LAGU EEDEEYEY…

DHIBAATADA EY GAYSTAAN CIIDAMADDA DAWLADDA.

(NAIROBI)-Handadaada rabshadaha,ku xadgudubka xuquuqda aadanaha,afgembiyadda Mileteriga iyo iska horimaadyadda hubaysan ee baaqiga ku ah wadamadda Qaaradda Afrika ayaa ah kuwa ku sii fidaayo Qaaradda Afrika,intaas aan soo xusnay ayaa ka soo horjeedo badbaadinta Dimuqaraadiyadda iyo inuu sareeyo sharciga sida laga soo xigtay warbixin ey soo saartay hayadda xuquuqul insaanka ee Human Rights Watch(HRW).”Hogaamiyeyaasha Afrika ayaa ku guul daraystay ineey wax ka qabtaan xadgudubyada lidiga ku ah dadka shacabka ah waane kuwa aad ugu sii fidaayo Afrika,xadgudubyada loo gaysto shacabka Afrika ayaa ah kuwa ka yimaado ciidamadda amaanka ee dawladaha iyo kooxo hubaysan aan ka tirsaneyn ciidamadda dawladda,iyo mudnaansiin la’aanta cadaaladda ee haysata kuwa dhibanayaasha u ah falalka arxan daridda ah ee ka jira Afrika”sidaas waxaa lagu xusay warbixinta cusub ey soo saartay hayadda xuquuql insaanka ee HUMAN RIGHTS WATCH sannadkan-2023-ka.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

BOOLIS DILAY BARE DUGSI SARE.

Next
Next

HOOYO QAXOOTI OO LOO DIIDAY IN LOO FIDIYO…