HOOYO QAXOOTI OO LOO DIIDAY IN LOO FIDIYO…
BAABUURKA GARGAARKA DEG DEGA AH.
(BRUSSELS)-Isbitaal ku yaalo caasimadda dalka Biljam ee Brussels ayaa diiday inuu qaabilo hooyo fool ahayd waxa uuna dib ugu celiyey hoygii laga keenay. Warbaahinta dalka Biljam ayaa baahisay in hooyo u dhalatay dalka Muritaaniya oo 23-jir ah loola cararay isbitaalka UZ ee Jaamicadda Brussels ee Jette ka dib markii ey ka dilaacday Yixdii. Shaqaalaha gargaarka deg dega ah ayaa hooyada ka codsaday ineey bixiso laba kun oo Yuuro una dhiganta $2,158 waayo hooyada ma laha Caymis caafimaad ama waa hooyo megengalyo doon ah.
ISHA WARKA AA.