KOOX GACAN SAAR LA LEH DAACISH OO LA…
GURIGA LA WEERARAY.
(KAMPALA)-Hawlgalkii ugu weynaay oo dhinaca baaritaanka ah eyna sameeyeen hayadaha amniga dalka Uganda ayey ku soo qabteen rag lagu tuhmaayo ineey ka tirsan yihiin kooxad Allied Demoractic Force(ADF),hawlgalkaan ayaa waxaa iska kaashaday ciidamadda booliska iyo kuwa mileteriga dalkaasi Uganda. Ciidamada ayaa galay guri ey deganaayeen kooxda (ADF) kuna yaalo Tuulada Kito degmada Goma ee gobolka Wikiso,waxa uuna hawlgalku dhacay bishii diseembar-2022-kii. Ciidamadda fuliyey hawlgalka ayaa soo xiray koox argagixiso ah oo doonaysay ineey diyaariyaan qaraxyo dad shacab ah lagu waxyeelo,kooxdaan la qabtay ayaa xiriir la leh kooxda argagixisada caalamiga ah ee Daacish.
ISHA WARKA MONITOR.