HOTEL HAYAT OO LAGA SAARAY ALSHABAAB.

SAWIRADA DADKII KU DHINTAY HPTEL HAYAT…U DUCEEYA.

(MUQDISHO)-Tan iyo xalay fiidkii Hotel-ka Hayat ee magaaladda Muqdisho waxaa ka socday dagaal u dhexeeyey kooxda Alshabaab oo qabsatay Hotel-ka iyo ciidamada Amaanka DFS,ciidamadda ka hawlgalay Hotel-ka eey ku dhexjireen Alshabaab ayaa kala ahaay ALPHA GROUP iyo HARAMCAD balse ma eeysan suuragelin in hawlgalka lagu soo afrjaro waqti gaaban oo waxa uu qaatay in ka badan 24-saac wax ka badan. Hayadaha amaanka DFS ayaa sheegay ineey la hadli doonaan warbaahinta magaaladda Muqdisho ka dib marka eey xaqiijiyaan in gudaha Hotel-ka aaneey ku jirin Alshabaab,dad dhaawac ah iyo dad dhintayba taaso la filaayo ineey soo dhammaystiraan isla caawa saqda dhexe.

ISHA WARKA SUUQBACAAD MEDIA(SOMALIA).

HALKAAN KALA SOCO WIXII SOO KORDHA.

WAX KA DHEH QORALADA AAN IDIIN SOO GUDBINO BIXI COMMENT.

Previous
Previous

WASIIRO BOOQDAY HOTEL HATAY.

Next
Next

NABADOON MAXAMED XASAN XAAD OO KA MID AHAAY…