Qxooti Rohinga oo…

Sida uu qoray wargayska laga leeyahay dalka Turkiga ee Daily Sabah maanta oo Axad ah,qaxooti reer Rohinga ah ayaa laga cabsi qabaa ineey ku qaraqmeen xeebaha dalka Malaysiya,qaxootigaan ayaa ah kuwa megangalyo doon ah rabaane ineey galaan dalka Malaysiya.

Mohamed Zawawi Abdullah oo ah madaxa ilaalada xeebaha ee goboladda waqooyi waxa uuna sheegay ineey gacanta ku dhigeen 27-jir dabaal ku soo gaaray xeebta ka dibne eey u taxaabeen xabsiga,ninkaan ayaa magaciisa lagu shegay Nur Hossain.

Halkaan ka Akhriso

Previous
Previous

Ismiidaamin siyaasadeed.

Next
Next

Dilal ka dhacay Muqdisho.