HAYADAHA AMAANKA MARAYKANKA OO SOO QABTAY…

(SAWIRKA)NINKII DILAY MADAXII FULINTA EE SHIRKADA CEYMISKA UNITED HEALTH CARE EE MARAYKANKA.

(USA)-Nin 26-jir ah ayaa maanta oo Isniin ah loo soo xiray dilkii Qorsheysnaa ee loo geystay Madaxa Fulinta ee Shirkadda Ceymiska Caafimaadka ee caanka ka ah dalka Maraykanka ee la yiraahdo’UNITEDHEALTHCARE”,dilka ayaa waxa uu ka dhacay magaaladda NEW YORK wada ku taalo,baarayaasha ayaa ninkaan la qabtay ku soo oogay inuu watay Warqada Aqoonsiga(ID) oo been abuur ah iyo Bastoolad uusan u haysan wax sharci ah. Baarayaasha waxa ey sii wadaan su’aalo ey weydiinta ninka ey soo qabteen oo la yiraahdo Luigi Mangione ee la xiriirta dilkii foosha xumaa ee todobaadkii hore kaaso dhalliyey ugaasri dalka oo dhan ah iyo cinwaano caalami ah oo ku soo baxa Wargaysyadda.

ISHA-DJ.

HALKAN KA SI AKHRI.

Previous
Previous

QARAX EY KU DHINTEEN KUWII WEDAY.

Next
Next

32-SANO KA DIB AYUU DIB U HELAY XURIYADIISA.