32-SANO KA DIB AYUU DIB U HELAY XURIYADIISA.

(SAWIRKA)-MAXBUUS REER LUBNAAN SUHEYL.

(SYRIA)-”XANUUN,JIRO,CADAALAD DARRO IYO HILAW”sidaas waxaa yiri Maxbuus u dhashay dalka Lubnaan kaasoo ku jiray Xabsiyadda dalka Suriya in ka badan sodon sano,waxaane dhibaato ka soo gaartay unugyadda nidaamka Bashaa AL-Asad. Ninkaan reer Lubnaan Suhayl Xamwi ayaa Xabsiga loo taxaabay sannadkii 1992-dii waxa uuna Xabsiga ka soo baxay maalintii Xukunka laga riday Bashaar AL-Asad kuna beegneed 8/12/2024-ka,waxa uuna Suheyl Xabsiga Suriya ku soo jiray ilaa 32-sano oo xiriir ah. Suheyl waraysi uu siiyey Tv-ga Carbeed ee AL-Xurah ayuu ku yiri”Waxaan ahaay dhallinyaro markii la xiraayey,hadane waxaan jiraa 61-sano”.

ISHA-AH.

HALKAAN KA SI AKHRI.

Previous
Previous

HAYADAHA AMAANKA MARAYKANKA OO SOO QABTAY…

Next
Next

XABSIYADDA SURIYA OO DAD LAGU LA’AYAHAY…