HAWEENEY DEMBI KU GASHAY NEWZEALAND OO LA…
HAWEENEYDII LA QABTAY.
(SEOUL)-Dalalka adduunka waxaa intooda badan ka dhexeeyo xiriir amni iyo isdhaafsiga dadka soo gala demniyada,wadamadda isla gala heshiiskaas ayaa ka amni iyo degaansho wanaagsan kuwa aan lahayn wax xiriir amni,dalalka kuuriyada Koonfureed iyo New Zealand waxa ey leeyihiin xiriir amni oo waxa ey is dhaafsadaan siraha la xiriiro kuwa soo gala dembiyada isagana dhex goosha labadaas dal,hadaba dalka Kuuriyadda Koonfureed ayaa dalka New Zealand waxa uu u soo gacageliyey haweeney 42-jir ah laguna tuhmaayo ineey dil ka gaystay gudaha dalka New Zealand waxaane haweyneydaan la soo qabtay laba bilood ka dib ayadoo loo haysto ineey ku lug leedahay dilka laba caruur ah oo meydadkooda laga soo dhex helay boorso bishii Agoost-2022-ka.
ISHA WARKA AP.