BOOLIS LAGU EDEEYEY DAYACAAD…

SAWIRKA NINKA MADAWGA AH.

(NEW HAVEN)-Shan sarkaal oo ka tirsan ciidamadda booliska ee gobolka Connecticut ee dalka Maraykanka ayaa lagu soo edeeyey dayacaad cadawtinimo ah oo ey kula kaceen nin madaw ah ninkaaso qeyb ka mida jirkiisa uu ku dhacay cudurka Qalalka isagoo ku sugnaay qeybta dambe ee baabur eey leeyihiin ciidamadda booliska,saraakiisahaan ayaan waxba ka qaban codsiga uu u soo jeediyey ninkaan madawga ah.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

HAWEENEY DEMBI KU GASHAY NEWZEALAND OO LA…

Next
Next

WIILKII DADKA KU LAAYEY BUFFALO OO LA XUKUMAY.