43-SANO KA DIB DILAA LA…

(CANADA)-Nin 61-jir ah una dhashay dalka Kanada ayaa lagu soo edeeyey qadiyad qabow oo ah dilka laba dumar ah kuwaaso ayago meyd ah laga soo helay gurigooda oo ku yaalo Toronto bilo ka dib,dilkaan ayaa dhacay 40-sano ka hor. Taliyaha booliska Toronto James Ramer ayaa sheegay in Joseph George oo degan degmada Moosonee ee gobolka Ontariyo ee dalka Kanada ayaa la soo xiray maalintii Khamiista isagoo ku edeysan dilka darajada koobaad waxa uuna dilay Erin Gilmour iyo Susan Tice sannadkii 1983-dii.

ISHA WARKA THE GUARDIAN.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

DOORKA DUMARKA EE HUBKA LA QAATO…

Next
Next

HAWEENEY DEMBI KU GASHAY NEWZEALAND OO LA…