DOORKA DUMARKA EE HUBKA LA QAATO…
BASTOOLADO.
(US)-Tirada dadka lagu dilo toogashada gudaha dalkaasi Maraykanka sannadkii la soo dhaafay 2021-kii ayaa ah mid si aad ah sare ugu kacday marka loo fiiriyo soddonkii sano ee la soo dhaafay,waxaane la sheegay in tirada dumarka ah ee isticmaalo hubka gudaha dalka Maraykanka uu kor u kacay marka la barbardhigo raga sidaas waxaa lagu sheegay daraasad la sameeyey. Waxaa si tartiib tartiib ah kor ugu kacay haweenka madawga ah ee hubaysan gudaha dalkaasi Maraykanka kuwaasoo door ku leh murugada ka dhalata toogashada iyo kaalinta aqoonsi ee la isku waafaqay taaso sheegayso in dumarka hubaysan soo kordheen tiradoodana ka sii badanayso tan raga dalkaasi Maraykanka,sidaas waxaa sheegay baarayaasha.
ISHA WARKA THE GUARDIAN.