GUDOOMIYIHII MAXKAMADA QAADAYSAY DACWADII BADDA OO LA…

maritime-border.jpg

Garyaqaan Cabdulqawi Axmed Yuusuf ahaayne garyaqaan soomaaliyeed oo gudoomiye ka haay maxkamadda adduunka ee qaadaysay dacwadii badda ee u dhexeysay sooaaliya iyo kenya ayaa la bedelay waxaane lagu bedelay garyaqaanad u dhalatay dalka Maraykanka lana yiraahdo JOAN E DONOGHUE,haweeneydaan ayaa maxkamadda ICJ ku soo biirtay sannadkii 2010-kii halka uu garyaqaan C/qawi qabtay xilka maxkamadda sannadkii 2018-kii. Garyaqaanadaan Maraykanka ah ayaa la filaa ineey ayada gacanta ku dhigto dacwada badda ee dhexeeyso soomaaliya iyo kenya taasoo la dhegaysan doono 15/3/2021-ka ilaa 17/3/2021-ka,waxaaen arrintaan si aad uga hadlay wargaysyadda dalka Kenya.XIGASHO THE EAST AFRICAN.

HALKAAN KA AKHRISO.

Previous
Previous

Professor Norweey u dhashay oo dil lagu handaday.

Next
Next

MIDAWGA MUSHARIXIINTA OO SHEEGAY INEEYSAN MADAXWEYNE O AQOONSANAYN…