Professor Norweey u dhashay oo dil lagu handaday.

1811258.jpg

waxay dhibaato aad u adag ka dhex taagan tahay Professor Tronvoll ahne nin wax badan ka og arrimaha nabadgelyadda iyo dagaaladda qawmiyadaha dalka Itoobiya,dhinaca kalane Prof.Tronvoll ayaa ah cilmi baare dhinaca dagaaladda ka dhaca caalamka gaar ahaan kuwa ka dhaca wadamadda geeska afrika eey ka mid tahay soomaaliya.Prof.Tronvoll waxa uu u dhashay dalka Norway waxa uu Jaamicadda Oslo ee dalka Norway ka dhigay xuquuqul insaanka,cilmi baare ka yahay dugsiga dhaqaalaha London ee dalka Ingiriiska,jaamicadda columbia ee USA iyo jaamicadda Addis ababa,mana aha markii ugu horeeysay uu handadaad kala kulmaayo masuuliyiinta Itoobiya iyo qaar ka mida qurba joogtaItoobiya kuwaaso aan jeclayasan waxa uu ka qoro qawmiyadaha dalkaas itoobiya.Xigasho ScienceNorway.

HALKAAN KA AKHRISO.

Previous
Previous

KOONGAREESKA MARAEYKANKA WAXA KU WAAJIB AH INUU SOOMAALIYA U MAGACABO KORMEERE GUUD.

Next
Next

GUDOOMIYIHII MAXKAMADA QAADAYSAY DACWADII BADDA OO LA…