MIDAWGA MUSHARIXIINTA OO SHEEGAY INEEYSAN MADAXWEYNE O AQOONSANAYN…

download (3).jpeg

Midawga musharixiinta iyo ururadda bulshadda ayaa waxa eey soo jeediyeen in la sameeyo gudi xildhibaano ah si dalka loo samato bixiyo,ujeedka hadlka musharixiinta ayaa yimid ka dib markii uu fashilmay shirkii dhuusamareeb-4 oo laga filaayey ineey wax uun ka soo bixi doonaan si dalku u aado doorasho dadban oo la wada ogol yahay balse taasi ma dhicin waa lagu kala booday waxa ayna sababtay in madaxweynaha dalka Farmajo ka hor qirto golaha shacabka in shirkii u dhexeeyey dawladda federaalka iyo dawlad goboleedyada xubnaha ka ah dawladda federaalka,waxa uuna madaxweynaha eeda dusha ka saaray maamuladda Puntland iyo Jubbaland. XIGASHO REUTERS.

HALKAAN KA AKHRISO.

Previous
Previous

GUDOOMIYIHII MAXKAMADA QAADAYSAY DACWADII BADDA OO LA…

Next
Next

MIDAWGA YURUB OO KA HADLAY ARRIMAHA SOOMAALIYA.